berberatoday.com
“Saldanada Subeer Awal Burburi Buu Islahaa Kursi Uu Doonaayo Awgee, Hadii Uu (Muuse Biixi) Madaxwayne Noqdo Maxaa Laga Fili Kara Ee Aan Ahayn Hadii Fircoon Uu yidhaah ANAA RABUKUMUL ACLAA”. Cali Guray
March 25, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha saxdexaad ee xisbiga UCID mujaahid Cali Maxamed yuusuf Cali Gurey aaya ka hadlay sida foosha xun ee gudoomiye Muuse Biixi u weeraray saldanada lama taabtaanta ah ee Subeer Awal taas oo uu Muuse kula kacay in u uu faragaliyo waxaan uu hadalkiisii ku bilaabay sidan
“musharaxnimada maxllalk ah ee boqolka godobood gadaanka u sudhan yahay siduu ku soo gaadhay waynu ogayn, wada hadalkan uu sheegayana ma shantan ayaa mucaaridka la galay ama kula jira hadii ay gudi yihiin yaa magacaabay giddida ? shalay ilmaadeeeradii uu sheegayay wadahadalada kuma jiran buu inoo sheegaayay saw maaha “
“saldanada Subeer Awal burburi buu islahaa kursi uu doonaayo awgee, wixii ka raacay waynu ogayn sidaana kumay dhamaan, UCIDna ha lay burbiriyo ta ka raacda wuu qoomamayndoonaa afeef hore iyo adkaysi danbe in uu mid uun yeesho saw maaha anigu waxaan is leeyahay ummadani illahay danbi kamay galin ay Muuse Biixi lagu salido oo uu madaxwayne ku noqdo”
“”ninkan maanta koofiyad cas dadkiisa u adeegasanaya si uu baqdin iyo argagaxiso ugu rido hadii uu madaxwayne noqdo maxaa laga fili kara ee aan ahayn hadii fircoon uu yidhaah ANAA RABUKUMUL ACLAA”

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews