berberatoday.com
Hubkii Dhawaan Dawlada Xamar Kusoo Caawisay Maamulka Putland Oo La Ogaaday Inuu Bilaa Qarxiya
March 26, 2016 - Written by Berbera Today

Garowe(Berberatoday.com)-Waxaan xaqiijiyey in hubkii dowladda Federaalku ku taageertay Puntland uu ka maqnaa qarxiyaha ama dilaaga, oo la’iisheegay in uusan la’aantiis qorigu shaqeyn karin!

Sarkaal ka tirsan Xukuumada Soomaaliya oo aan arintan weydiiyey ayaa sheegay in aysan arintan iyaga sameyn ama wax ka ogeyn, isagoo intaa raaciyey in hubka ay u wareejiyeen sidii dowladda Imaaraadka u keentay.

Dood iyo hadalheyn ayaa ka dhalatay tan iyo markii arintan soo shaacbaxday, waxaa batay Su’aalaha jawabaha loo waayey! Laakiin hada waxa muuqata in Dowladda Federaalku iyana arintan ku riixday Dowladdii hubka keentay.

 

 

 

Jama Deperani

Garowe

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews