berberatoday.com
“Faysaloow Adiga Iyo Kuwa Dabada Kaa Soo Riixaya Ee Muuse Biixi iyo Maxamed Aw Siciidna Waanu Iska Celin doona , Adiguna Gudoomiye Noo Noqon Meysid, Waxii Rag Iska Yeeli Jiray Ayaanu Kaa Yeeli Doonaa”Jamaal Cali Xuseen
March 27, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Jamaal Cali Xussen musharaxa madaxweyne ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID waxa uu ka jawaabay hadallo kasoo yeedhay Gudoomiye Faysal Cali Waraabe. Jamaal Cali Xuseen oo tilmaamay in uu faysal caawimo laxaad leh u baahnaa ko hor intii ayna u iman markaasi oo uu ku tilmaamay in uu xisbiga Ucid uu qaybta u badan ee uu guulaha la taaban karo ku soo gaadhay uu masuul buuxa uu isagu ka ahaa. Waxaana uu sheegay Jamaal Cali Xussen in gudoomiye Faysal Cali Waraabe aanu afkiisa kaga qaadi karin xilkiisii musharaxnimo isla markaan Faysal uu yahay shaqsiga loo adeegsanaayo burburinta xisbiga UCID .
Jamaal Cali Xussen oo arimahan ka hadlayaa waxaaa uu yidhi ” arinta khilaafka xisbiga UCID waxaanu la tagi doona dhinca sharciga , hadii uu sharcigu noo shaqeyn waayana waxay nagu kalifeysaa waxii rag sameyn jiray in aanu sameyno qofka ibnu aadamka ah hadii la dhibo oo gar daro loola tago waxbuu iska celinayaa .
Markaas Faysaloow adiga iyo kuwa dabada kaa soo riixaya ee Muuse Biixi iyo Maxamed Aw Siciidna waanu iska celin doona , adiguna gudoomiye noo noqo meysid Faysal Cali Waraabna Waxii Rag Iska Yeeli Jiray Ayaanu Iska Yeeli Doona ” ayuu yidhi Jamaal Cali Xussen

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews