Madaxweyne kuxigeenkii Hore Ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin Oo Ka Dhawaajiyay Dib U Dhac Ku Yimaadda Doorashadda oo Ay Sababaan Abaaruhu, Axsaabtana Ku Canaantay Ololaha Ay Ka Dul Wadaan Dadka Tabaalaysan
March 27, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Axmed Yuusuf Yaasiin oo Ka Dhawaajiyay Dib U Dhac Ku Yimaadda Doorashadda oo Ay Sababaan Abaaruhu, Axsaabtana Ku Canaantay Ololaha Ay Ka Dul Wadaan Dadka Tabaalaysan (Daawo)