berberatoday.com
Wasiir Xirsi Oo La Sheegay Inuu Cafis Weydiistay Madaxweyne Siilaanyo Kana Raali Galiyey Xurguf Siyaasadeed Oo Dhex Martay
March 27, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirkii Hore Ee madaxtooyada Mudane xirsi cali xaaji xasan ayaa la sheegay in uu mudo badan ka dib dhawaan uu  galay xarunta looga arimiyo Somaliland

 

Mudane Xirsi ayaa wakhtigaasi u socday raali galin uu ula tagayo madaxweyne siilaanyo waxaana uu ka dalbaday cafis iyo saamaxaad maadaama uu ku kiciyey dagaal siyaasadeed oo ay halmar iskaga casileen xukuumadda wasiiro tiro badan

Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa dhankiisa aqbalay Raali-galinta wasiirkii hore ee madaxtooyada maadaaama uu ahaa siyaasi da’yar oo uu mudo badan soo gacan qabtay

Geesta kale Marwada madaxweynaha ayaa la sheegay in ay Xirsi Cali ka dalbatay in uu cafis ka noqdo hadii uu iyada dhankeeda wax ka tirsanayo arintaasina waxa la sheegay in ay ku soo dhamaatay is afgarad iyo calool xaadhnaan siyaasadeed

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews