berberatoday.com
Xabaalo Kuyaala Xaafada Dhalinta Ee Hargeysa Oo Dab Sababtiisa La Aqoonsani Ka Kacay
March 27, 2016 - Written by Berbera Today

Hargaysa(Berberatoday.com)-Xabaalo ku yaala Xaafada dhalinta Ayaa dab ka kacay, lamana garanayo sababta dhabta ah ee keentay dabkaas.
Goobta xabaaluhu ku yaalaan ayaa laga dhisayaa dhisme dabaq ah oo hoosta laga soo shubay, balse ilaa xalay ayay qiiqayeen xabaaluhu sida uu ii sheegay mid ka mid ah shaqaalaha goobta oo aan la hadlay,
Wuxuu ii sheegay inaanay Xabaaluhu wada guban balse Mid ka mid ahi ay ilaa hada baqtiyi ladahay ilaa loo dalbaday siduu sheegay dabdamis bakhtiiya.
Waa arin Mucjiso ah.

 

 

 

Maxamed Aadan Dirir

Berberatoday.co/Hargeysa

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews