berberatoday.com
Muuse Biixi Oo Lacag Ina Aw Siciid Usoo Dhiibay Sida Ayaa Faysal Cali Waraabe Gacanta Ka Geliyey + Kulan Lagu Shaxeeyey Burburinta Ucid.
March 28, 2016 - Written by Berbera Today

Gudoomiyaasha labada xisbi ee Kulmiye iyo Ucid ayaa ujeedadiisa lagu sheegay in Musharraxa Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi gacanta ka geliyo Faysal Cali waraabe dhaqaale la sheegay inuu soo dhibay Nin Ganacsade ah oo lagu Magacaabo Maxamed aw Siciid. Dhaqaalahaas loo gacan geliyey Faysal Cali waraabe ayaa lagu sheegay inuu qayb ka yahay dakhli loo qorsheeyey in laguHargeysa(Berberatoday.com)-Warar u dhuun-daloola dhaqdhaqaaqa kooxda wadda shiirqoolka lagu burburinaayo Xisbiga Ucid, ayaa sheegaya inay caawa Huteel Ambassator uu ka dhacay kulan al-baabadu u xidhan yihiin oo lagu falan-qeynaayo sidii meesha looga saari lahaa Musharaxnimada xaqa ku taagan ee Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen.

Kulanka ay caawa yeesheen Gudoomiyaasha labada xisbi ee Kulmiye iyo Ucid ayaa ujeedadiisa lagu sheegay in Musharraxa Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi gacanta ka geliyo Faysal Cali waraabe dhaqaale la sheegay inuu soo dhibay Nin Ganacsade ah oo lagu Magacaabo Maxamed aw Siciid. Dhaqaalahaas loo gacan geliyey Faysal Cali waraabe ayaa lagu sheegay inuu qayb ka yahay dakhli loo qorsheeyey in lagu inqilaabo Musharraxnimada Jamaal cali Xuseen, taasoo fulinteeda loo adeegsanaayo Faysal Cali Waraabe.

Geesta kale, kulanka oo ay keli ku ahaayeen Faysal iyo Muuse waxa lagu shaxeeyey sida wararku tibaaxeen hindisaha inqilaabka muuse Biixi iyo ganacasade ina aw siciid ay ka damacsan yihiin in dhabbaha loogu xaadho guul ay isleeyihiin hadii Jamaal meesha ka baxo, waxa fududan doonta Muuse biixi inuu Kursiga helo.

Dhaqaalaha habeenkan caawa ah Faysal gacanta uu ka geliyey Muus Biiixi waxa lagu seegay 500-boqol oo kun oo dollar, taasoo lagu sheegay hor-dhac, waxanu Muuse Biixi faray Oday Faysal inuu u adkeysto dhaliilaha iyo ku tummashada sharci ee xisbinamada Ucid. Si kastaba ha ahaatee, waxa markhaati ma doon ah in Gudoomiye Faysal Cali waraabe karaamadii xisbiga Ucid uu ceel dheer ku ridaayo, isla markaana uu is leeyahay inkir musharaxii xisbiga ceelka kala soo baxay, markii laga hayaamay.

Damaca faysal ayaa sababay inuu dibeda usoo baxo, khilaaf ba’aan oo dhex miraanaya Musharraxa Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen iyo sidoo kale, faysal oo isagu ka baydhay dariiqii xisbinimo, isla markaana ku hawlan inuu burburiyo xisbiga oo ka dhiggo Engo uu ku shaqeysto, iyo sidoo kale, meel dhabbaha loogu xaadhayo xisbi kale oo ay isku fac yihiin kan uu xaraashayo.

 

Xigasho Xogreebnews.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews