berberatoday.com
Xildhibaan Cabdirisaaq Aar Oo Kamida Xubnaha Golaha Deeganka Degmada Burco Oo Sheegay In Dil Loogu Hanjabay
March 29, 2016 - Written by Berbera Today

aar2Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan C/risaaq Aar oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha degaanka  golaha Degaanka Degmada Burco ayaa maalmihii ugu danbeeyay waxaa hanjabaad iyo fariimo uga imayeen dhalinyaro taageerayaal u ah gudoomiyaha Xisbiga Kumiye iyo ku xigeenkiisa kuwaas oo xidlhibaanka u sheegay inay dilayaan Maadaama waa sida ay sheegeene uu taageeri waayay Madaxda Xisbigaasi Kulmiye e,waxaana isla shalay weerar loogu gaystay Hotel Xaraf ee Magaalada Hargaysa iyadoona ay weerakaasi ka soo gaadheen dadkii hotelka Joogay kuwaasi oo xildhibaanka ka badabaadiyay in  wax  dhibaato ah loo gaysto,dhalinyrada weerarka iyo hanjabaadaha u gaysatay ayaa iyagu sida uu xildhibaanku sheegay waxaa adeer u ah Gudoomiye Ku xigeenka Xisbiga Kulmiye Maxamed Kaahin Axmed’’Xildhibaanka oo aanu arintan wax ka waydiinay ayaa noo sheegay sidan’’Ilaa iminka shan cisho waxaa hanjaabado iisoo dirayay niman dhalinyaro ah oo uu ka mid yahay Inan uu adeer ruma u yahay Maxamed kaahin axmed waxaanu saaka (Shalay)igu soo weeraray Hotel Xaraf ee Magaalada Hargaysa.dhalinyardaasi waxay igu yidhahdeen waxaad taageeri wayday Muuse Biixi iyo maxamed kaahin,waxaan u sheegay inaan Xisbiga uga lexejeclo badanahay waayo anigu waxaan Xisbiga Codakayga kusoo saaray isagoo urur ah,waxaanan ka war sugayaa talaabada uu ka qaado Gudoomiye ku xigeenka Xisbiga kulmiye.

Dhacdadan ayaa ah mid amniga iyo kala danbaynat wax wayn u dhimi karta hadii talaabo laga qaadin. 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews