berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Doontii Labaad Ee Hub Sharci Daro Ah Sida Kuna Soo Jeeda Xeebaha Somaliya Oo Ciidamada Bada ee faransiisku Qabteen
March 30, 2016 - Written by Berbera Today

Moqdisho(Berberatoday.com)-Markab dagaal oo laga lee yahay dalka Faransiiska ayaa gacanta ku dhigey doon sidey hub aad u badan taas oo maraysey Waqooyiga Badweynta Hindiya.

markab

War ka soo baxay Faransiiska ayaa lagu sheegay in doonta la qabtey ay ku jeedey dalka Soomaaliya.

Hubka la qabtey ayaa u badan qoryaha fudud ee AK47, boobayaasha culus, miinooyinka dhulka lagu aaso.

Shaqaalihii doonta saarnaa ayaa la sheegey in aan la garan dalalka ay ka soo jeedaan maadaama aysan wadan wax dokuminti ah.

Bilowgii bishan saddexad  ayaa sidaan oo kale markab laga lee yahay dalka Australia gacanta ku dhigeen doon sidey hub aad u badan, waxaana la aaminsan yahay in hubkaani u socdey ururka al-Shabaab.

hub

Dalka Soomaaliya waxaa saaran xayiraad dhanka hubka ah kaas oo dib loo cusbooneysiiyey sanadkii hore. Biyaha Soomaaliya waxaa waardiye ka haya maraakiib shisheeye oo ku soo hawlgaley hawlgalkii la dagaalanka burcad-badeeda.

Halkan Ka Daawo Muuqalka warbixintan Doonta Hubka siday ee la qabtay

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews