berberatoday.com
Salaadiinta, Cuqaasha,Waxgaradka Iyo Aqoonyahanka Gobolka Saaxil Oo Kudhawaaqay Inaanay Ogolayn Inay Doorashada Golaha Wakiilada Iska Sharaxaan Gobolka Saaxil Cid Aan Aheyn Dadkii Lixdii Iska Sharaxay
March 30, 2016 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-Salaadiinta,Cuqaasha,waxgaradka iyo aqoonyahanka deegaanka Gobolka Saaxil oo ay maalntii shalay kulan la xidhiidha saami qeybiga kuraasta baarlamaanka wada qaateen gudi hoosaadka Arimaha Gudaha ee Tolaha Wakiilada Somaliland ayaa waxa ay ku cadeeyeen inaanay marnaba aqbalayn in ay Doorashooyinka Soo socda ee baarlamaanka inay iska sharaxaan Gobolka Saaxil cid aanay ahayn dadkii deegaanka ee Lixdankii iska sharixi jiray, waxaanay fariintaas bulshada reer Gobolka saaxil iyaga oo ku midaysan ay udhiibeen Gudi hoosaadka golaha wakiilada ee arimaha gudaha ee waayadan danbe xaqiiqa raadinta iyo ukuurgalka saami qeybiga gobolada ee kuraasta baarlamaanka umaraayay guud ahaan gobolada dalka gobolka Saaxilna maalintii shalay kusoo khatimay.

Sidoo kale waxa ay Salaadiinta,Cuqaasha, Waxaradka iyo aqoonyahanka gobolka Saaxil dalbadeen in loosoo celiyo laba kursi baarlamaan oo ka maqan Gobolka Saaxil oo Madaxweyne Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal bixiyay xiligii uu talada dalka hogaaminaayay oo kaga maqan Gobolada bariga Somaliland oo Marxuum Cigaal markii uu kursiga ku fadhiyay ku sooryeeyay Beelaha bariga Somaliland oo hadiyo jeer caban jiray.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews