berberatoday.com
Xukuumada Xamar Oo Ku Dhawaaqday In Gobolo Ka Tirsan Somaliland Ka Furayso Xafiisyo Lagu Bixiyo Baasaboorkooda Iyo Aamusnaanta Xukuumada Siilaanyo
March 30, 2016 - Written by Berbera Today

basMuqdisho(Berberatoday.com)-Taliyaha laanta socdaalka dawladda Soomaaliya Generaal Gaafaw, ayaa shaaca ka qaatay inay gobolo ka tirsan Somaliland ka furi doonan xafiisyo lagu bixiyo baasboorka Soomaaliya, Isla markaana wuxuu sheegay in qaarkood hore looga furay.

Gaafoow oo arrimaha ka hadlay wuxuu yidhi“Horta meel kasta oo nabad ah ama maamul goboladeed leh ama intay dadku isku tageen ay nabadaysteen ama madax u samaysteen waa la geeyay, haddii aanu ka soo bilowno Buuhoodle waanu gaynay, badhanna saddex cisho kabacdi baanu ka furaynaa, meel kasta oo nabad ah ama maamul goboladeed leh ka jiro oo aanan gayni ma jirto.” Ayuu yidhi Gaafoow

Dhinaca kale, xukuumadda madaxweyne siilaanyo ayaan ilaa hadda ka hadla furashadda xafiisyaddan cusub ee lagu bixin doonno Baasaaboorka Somalia.

 

bes

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews