berberatoday.com
Amnesty Oo Ka Dayrisay Xadhigga Marwo Saado Jaamac Aadan Ee Maxkamadda Millateriga La Saaray
March 31, 2016 - Written by Berbera Today

Nairobi(Berberatoday.com)-Hay’adda Calaamiga ah ee uu doodda Xuquuqda Aadamaha dunida ee lagu magacabo Amnesty International, ayaa cambarayse falki ay cidamada bileyska gobolka Saaxil ku soo xidheen marwo Saado Jaamac Aadan oo gurigeeda ku sugnayd oo magalada Berbera ku yaal horaanti bishan March 12, waxana sidoo kale ay hayadu xustay in qaabka loo maray xadhiga marwo Saado Jaamac Aadan oo bila waraaqdi ogolaansho maxkamada islamarkana ay ku tilmameen mid sharciga bal marsan.

AMNESTY-INTERNATIONALWarsaxafadeed ka soo baxay hayada Amnesty International  oo fadhigeedu guud ku yaal magalada London ee dalka Ingiriska ayaa sidoo kale baaq uu direen xukumadda Somaliland in sida uga dhakhsaha badan lo ogolaado boqashada ehelka iyo garyaaqankeeda islamarkana jeebinayo xuquqdeeda aadamaha, waxana warsaxafadeedkasi uu aanu idin soo turjunay uu dhigna sidan hoose;

“Marwo Saado Jaamac Aadan oo qof shicib ah ayaa cidamada bileyska Somaliland ay xidheen islamarakna la hor geyee maxkamada cidaanka, waxana lo diday in ay booqdan garyaaqankeeda iyo in damanad lagu sii dayo iyado wakhti xaadirkan ay ku xidhan tahay saldhiga dhexe.

Marwo Saado Jaamac Aadan ayaa laga soo xidhay gurigeeda sacadu marka ay ahayd 10:30 pm habeenimo iyado marwadu ku sugnayd gurigeeda ee magalada Berbera, xadhiga marwo Saado Jaamac Aadan oo aan maarin sharciga oo bila warrant oo ka hor imaaneya qodobka 25 faqraadisa 2ad ee dastuurka Somaliland oo cadeenaya in aan qofna la xidhi kaarin, baadhi kaarin iyo la hayn kaarin isago wakhtiga fal-dambiyeedka gacanta kula jiriin in la xidhi kaarin iyado waraaq qabasho ah oo maxkamada oo saxeexa garsooraha.

Waxana lo so gudbiye saldhiga dhexe ee magalada Hargeysa oo masafo ahaan uu jirta 190 kilometre magalada Berbera, waxana eedenaya marwo Saado Jaamac Aadan in ay xidhidh dhinaca isgaadhsinta iyo lacag uu diris ah uu dirtay niman ka mid ahaa maletia qaabil oo lagu eedenaye in ay ka dambeyeen dilkii lagu diley taliyaha bileyska gobolka Saaxil. Maxkamada cidaanka militeriga ah oo la hor geyee marwo Saado Jaamac oo bila garyaaqaan ah tarrikhdu ay ahayd March 13 islamarkana lo diiday in damanad lagu sii dayo, waxana maxkamadaynta qof shicib ah islamarkana iyado bila garyaaqan ah taas oo xadgudub ku ah dastuurka Somaliland oo uu diidaya in maxkamada militeriga la hor geyn karo qof ka tirsan cidaan qalaabka sida islamarkana balaanqadya xuquqda qof walba in uu helo wakiil sharci iyo boqashada ehelka ama cid kaste oo codsada in ay boqdan iyado xaq lagu leeyahay xukumadda Somaliland in ay ilaalinta iyo ku dhaqaanka dastuurka dalka uu yaala. 

Ma cadda sababta marwo Saado Jaamac Aadan logu diiday in lagu sii dayo damiin, lakinse waxa ay cabasho ka muujisay ka dib marki loo diday raashinka, in ay aragto garyaaqankeda iyo boqoshada ehelkeda taas oo gebi ahaan dhawaac ku keentay dhinaca maskaxda ila imika ay ku xidhan tahay saldhiga dhexe ee magalada Hargeysa

Mrs Saado Jaamac Aadan, a civilian, was arrested by police in Somaliland and has been charged in a closed military court. She has not been allowed access to a lawyer nor granted bail. She is currently detained in Hargeisa.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews