berberatoday.com
DEG DEG:- Alshabaab oo sheegtay Masuuliyada Qarixii ismidaaminta ahaa ee Gaalkcyo
March 31, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

alshabaab_Kooxda al-Shabaab ayaa goor dhow sheegatay inay mas’uul ka ahayd qarax uu fuliyay qof is-miidamiye ah oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Afhayeenka howlgallada al-Shabaab,Sheekh Cabdicaziiz Abuu Muscab oo la hadlay idaacadda ku hadasha afka al-Shabaab ee Andalus ayaa xaqiijiyay inay weerarka fuliyeen xarakadda al-Shabaab.

Waxuu sheegay bartilmaamedka inuu ahaa xisaabiyaha wasaaradda maaliyadda gobolka Mudug,Saciid Cali Yusuf (Gadayare) oo qaraxa ku dhintay.

Illa siddeed ruux ayaa la xaqiijiyay qaraxa inay ku dhinteen,waxaa kalo jira dhaawacyo an tiradooda wali la soo gudbin.

Dowladda Puntland wali weerarkan wax war ah kama aysan soo saarin.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews