berberatoday.com
Dr. Sacad Oo Magacaabay Wakiil Sharafeedka Somaliland Ee EU
March 31, 2016 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ayaa wakiil sharafeedka Midowga Yurub ee Somaliland u magacaabay Mr. Mikael Torstensson oo ah nin u dhashay dalka Sweden, una dooda qaddiyadda madaxbanaanida Somaliland.

 wakiil sharafeed

Dr. Sacad, ayaa sheegay in Mr. Mikael, uu Somaliland wakiil sharafeed uga noqon doono xarunta Midowga Yurub ee dalka Belgium, halkaas oo ah meelo lagu karkariyo laguna bisleeyo inta badan siyaasdaha Midowga Yurub uu ka leeyahay dunida.

Mr. Mikael ayaa ah nin inta badan u dhaqdhaqaaqa qaddiyadda Somaliland, waxaana waraysiyo badan oo uu bixiyay uu kaga hadlay qaddiyadda madaxbanaanida Somaliland iyo weliba horumarka ay Somaliland gaadhay mudadii ay xorriyadeeda kala soo noqotay dalkii Somaliya.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews