berberatoday.com
Horta Faysal Cali Waraabe Waa Imisa Qof? W/Q: Aqoonyahan Xasan Maxamed
March 31, 2016 - Written by berberatoday berberatoday
Ilahay ayaa quraankiisa ku yidhi oofiya balanta iyo heshiisyadda aad dhexdiina gashaan,heshiis umadda Somaliland oo dhami markhaati ka ahayd ayuu waxa uu la galay

Faysal Cali Waraabe oo ah Gudoomiyaha UCID ayaa ah nin aan meel loogu soo hagaago lahayn,Faysal Maalinba wuxuu u hadla si,weliba isagoo inta badan iska dhiga in uu yahay nin daacad ah oo cadaaladda yaqaana,mar mar wuxuu u hadla sida jabhadda  tusaale ahaan dhawaan wuxuu warbaahinta ka sheegay in uu toogan doono Gudoomiyaha WADANI,sidoo kale marmarka qaar wuxuu dadka ku buuriyaa inay xumaanta iyo khiyaamadda iska ilaaliyaan,sidoo kale waa nin inta badan la arko isagoo masaajidka ku tukada,marka inta badan bulshada reer Somaliland waxay is weydiinayaan Faysal Cali Waraabe waa imisa qof?

Ilahay ayaa quraankiisa ku yidhi oofiya balanta iyo heshiisyadda aad dhexdiina gashaan,heshiis umadda Somaliland oo dhami markhaati ka ahayd ayuu waxa uu la galay Garabkii Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ,heshiiskaasi oo dhigayey in Jamaal Noqdo Murashaxa madaxweynaha ee Xisbiga UCID,hadana maanta ayuu yidhi Jamaal maaha Murashax ,waxa la yidhi ilahayow meel qudha hanaga wada yeedhsiin haa iyo maya,Jamaal oo la og yahay maalka iyo muruqa uu ku bixiyey Xisbiga UCID ayaa hadana si fudud Faysal Cali Waraabe u leeyahay maaha Murashax madaxweynenimo,umadda Somaliland way yaaban tahay oo waxay ka yaaban tahay hadalka guracan ee ka soo yeedhay Faysal Cali Waraabe,waxana la is weydiinayaa tallow Faysalka dhabta ah ee umaddu wax ka dhageysan kartaa waa kee? Ma kan u dhaqma sida jabhadda? Kan u dhaqma sida munaafiqiinta ee balanta ka baxaya?  Ma kan u dhaqma sida hogaamiye daacad ah?

 

Qalinkii: Aqoonyahan Xasan Maxamed

Email:xasan1231@gmail.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews