berberatoday.com
Qaraxii Waddanka Belgian ee Caasimada Brussels Ayaan Idiinka Haynaa Warbixin iyo Sawiro Bal Hadaba Nala Arka Sida Wax u Dheceen
March 31, 2016 - Written by Berbera Today
Belgim(Berberatoday.com)-Qaraxii ka dhacay waddanka Belgian Airport ka caalamiga ah ayaa waxaa ku naf waayey 36 qof halka dadkale oo badani ku dhaawacmeen waxaana sheegtay in ay ka danbeeyeen Ururka ISIS
Waxaa hoos loo dhigay calanka waddanka Belgianka ee safaarada waddanka ruushku ku lahaa caasiamada dalka Belgian ka dib qaraxaa waxaa kale oo dadku ubax ku daadinayaa xasuusa halkii khasaarahu ka dhacay
Gabadh ku dhaawacantay qaraxii Airport ka iyadoo waxoogaa u jirtay halka dadka badani ku dhinteen waxaa kale oo kuu muuqda dhismihii Madaarka oo muraayadahii daateen askari illaalinaya oo barbar taagan
Nin dhaawaca oo yaala halkii uu ka dhacay Qaraxu oo ahayd madaarka caalamiga ah ee loo yaqaan Zaventem airport  Gabadh askariyada ah ayaa dadka u tilmaamaysa halakay ka bixi lahaayeen iyadoo qaybtii laga duuli jiray Qiiq iyo danbas circa isku shareeray
Nin shaqaale ka ahaa Madaarka oo caawinaya qof dumara oo ku dhaawacantay qaraxaa Police ka ayaa markiiba meelihii muhiimka ahaa amaankooda la wareegay waxay xidheen halkii laga raaci jiray tareenka dhulka hoostiisa mara ee loo yaqaan Maalbeek subway station
Waxay dadkii socotada ahaa dhex wareegayaa qaybtii socdaalka oo qiiq xidhay iyo boodh iyagoo jahawareersan waxaa dhinaca kale lala tacaalayaa daryeelka dadkii ku dhaawacmay
Airport ka caalamiga ah ee loo yaqaan Zaventem ee waddanka Belian ayaa gebi ahaanba la faaruqiyey iyadoo dadkii debeda looga saaray dadka qaarkood ayaa basas lagu daabulay waxaana halkaa ka soo qooraansanaysa gabadh yar oo ka mid ahayd dadkii ka badbaaday qaraxaas
Qaxoontiga ku sugan waddanka Belgian ayaa boodhadh ku xardhay in ay ka xun yihiin waxa dhacay iyadoo xadka Greek “Giriiga” iyadoo ay qaxooti badani ka soo galeen Greek-Macedonian border  Police ka ayaa dadka baadhitaan xoogle ku haya
Waxaa dadku dariiqyada ku daadinayaa ubaxyo iyadoo ay ka tarjumayso dadkii ku waayey dadkii ay uGu jeclaayeen aduunka waxaa gebi ahaan nabadgelyada la adkeeyey qaarada yurub
 
Dadaka ayaa isugu soo ururaya meesha lagu xasuusto qaraxaa iyo dhimashadaa faraha badnayd waxayna iyagoo raxan raxana gacmaha is qabsanayaan muujinayaana sida ay uga midaysan yihiin dhibka ka dhaca wadankooda
Gabadh ayaa akhriyeysa qoraalo xasuus ah oo looga tacsiyeynaayo  dhibka gaadhay waddanka ay ku noolyihiin waxaana ku xardhan afaf kala jaada waana meesha loo yaqaan de la Bourse
ENG ABDIRAZAK YASSIN XAJI MAXAMED

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews