berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Dadweynaha Kudhaqan Gobolka Sool Oo Taageero Mug Iyo Miisaan Leh Umuujiyay Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen Fariin Digniin Xambaarsana Udiray Faysal Cali Waraabe
April 1, 2016 - Written by Berbera Today

laaskaLaascanod(Berberatoday.com)-Shacab weynaha ku dhaqan Gobolka Sool oo isugu Jira Salaadiin,Cuqaal,Waxgarad,Aqoonyahan, Dhalinyaro iyo Haween reer Laascaanooda ayaa Taageero mug iyo Miisaan leh umuujiyay musharaxa Madaxweynaha Xisbiga Ucid Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen iyagoona tilmaamay inuu Musharuxu kasoo jeedo Gobolka Sool horena ay Xisbiga Ucid codka ugu siiyeen awgii xildhibaano tira badan oo xisbiga ucid kasoo jeedana kasoo saareen doorashadii Golaha deeganka ee sanadii 2012kii

Bulshada reer Laascanod ayaa fariimo digniina udiray Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe iyaga oo ugu baaqay in aanu muran galinin Musharaxnimada Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo ay kutilmaameen shaqsigii Xisbiga Ucid Xisbinimada usuuragaliyay kana soosaaray Urur siyaasadeednimadii 2012ka sidoo kalena waxa ay Gudoomiye Faysal Kutilmaameen masuul isbedbedel badan sidoo kalena guusha neceb oo doonaya inuu Xisbiga Ku shaqaysto oo dano dhaqaale ka raadinaya siyaasadana hore ugu fashilmay kadib markii uu laba jeer isu sharaxay Madaxtinimada dalka balse ku guuldaraystay.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warbixintan Oo Dhamsytiran

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews