berberatoday.com
Maxaa La Gudboon Musharax Jamaal Cali Xuseen?Qalinkii Dr Yasin Osman Sa,ed
April 1, 2016 - Written by Berbera Today

Markaa keenay khilaafka Faysal Cali Xuseen iyo Jamaal Cali Xuseen?
Su aashan jawaabteedu waa laba arrin oo is huwan kuwaas ay kala wadaan laba gudoomiye ee Muse Biixi iyo Faysal Cali waraabe.
1. Faysal Cali Xuseen wuxuu aaminsan yahay in gudoomiye Ciro yahay nin hagraday wakhtigii uu faysal musharax ahaa. Markaa wuxuu aaminsan yahay hadii Jamaal musharax noqodo in Ciro jaanis helaayo oo ku soo baxo madaxweynimo markaa faysal wuxuu la safan yahay muse bixi oo uu doonayo in uu kursiga ku fadhiisto. Iyada oo ciro ku xumayntu jirto ayaan meesha ka maqnayn in dhakhli iyo weji uu ka helaayo Muse bixii markaa sidaa ayuu ku werarayaa.
2. Muse Bixi wuxuuu doonayaa beesha habar awal yeelo hal musharax oo isaga ah halka ay beesha garxajis ka yeelanayso laba musharax. Markaa Muse bixii wuxuu istusay in Jamaal markuu meesha ka baxo. Uu soo baxaayo.
INA Awsiciid muxuu ugukala hilinayaa labada musharax ee beeshiisa ah? Si kooban ina Awsiciid Jamaal ka dhex arko inuu yahay in dani shakhsi u fulin doona markuu soo baxo markaa kalsooni kuma qabo.
MAANTA HADAAD AHAAN LAHAYD Jamaal Cali Xuseen Maxaad samayn Lahayd?
Fikirkaygu wuxuu i lee yahay ku dhaqaaq arrimahan soo socda:-
1. Waxaan iska casili lahaa musharaxnimada UCID oo ka fogaan lahaa muran iyo is qabqabsi aniga oo dhowraya sharaftayda iyo mustaqbalka siyaasadeed ee aan lee yahay.
2.Waxaan Taageeri Lahaa xisbiga Wadani waxaan la midoobi lahaa saxiibkay Abdirashid H Mataan, waxaan suurto galin lahaa in wadani ku guulaysto doorashada taas oo aniga guul in noqon lahayd halkaas oo aan kaga badin lahaa Faysal iyo Muse ba.
3.Markuu Guulaysto wadani waxaan doonan lahaa wasiirka maaliyada si shacab weynaha u baro tayada iyo aqoonta igu jirta. Halkaas oo aan dib uga soo dhisi lahaa mustaqbalkayga siyaasadeed.
4.Ama waxaan iska soo sharaxi lahaa xisbiga wadani golihii barlamaanka waxaanan ka dib u tartamilahaa gudoomiyaha wakiilada, halkaasna waa muraayad aan ka dhisi karo mustaqbalka siyaasiga ah.

Dr Yasin Osman Saed
+252 634441457
Adna Adan University
Hargaysa Somaliland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews