Cumar Cilmi Duxood Oo Ahaa Xisbiyahan Katirsan Xisbiga Kulmiye Oo Hargeysa Geeryooday
April 2, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Inaalilaah Wa Inaa Ilayhi Raajucuun Waxa saaka magaalada Hargeysa ku geeryooday Cumar Cilmi Dixood oo kamida ahaa Xisbiyahanada katirsan Xisbiga Kulmiye islamarkaana ahaa la Taliyaha Madaxweynaha ee Siyaasada Arimaha Debeda..
Cumar Cilmi Dixood ayaa xaaladiisa caafimaad ay aad fiicneyd balse xalay uu xanuun ku soo booday ugeeriyooday.Waxaanu marxuumku ahaa nin aad ufirfircoon oo araga indhahana naafo aka ah oo aan waxa arkin.