berberatoday.com
Cumar Cilmi Duxood Oo Ahaa Xisbiyahan Katirsan Xisbiga Kulmiye Oo Hargeysa Geeryooday
April 2, 2016 - Written by Berbera Today

Marxuum DixoodHargeysa(Berberatoday.com)-Inaalilaah Wa Inaa Ilayhi Raajucuun Waxa saaka magaalada Hargeysa ku geeryooday Cumar Cilmi Dixood oo kamida ahaa Xisbiyahanada katirsan Xisbiga Kulmiye islamarkaana ahaa la Taliyaha Madaxweynaha ee Siyaasada Arimaha Debeda..

 

Cumar Cilmi Dixood ayaa xaaladiisa caafimaad ay  aad fiicneyd balse xalay uu xanuun ku soo booday ugeeriyooday.Waxaanu marxuumku ahaa nin aad ufirfircoon oo araga indhahana naafo aka ah oo aan waxa arkin.

 

Hadii aanu nahay Bahda Shabakada Wararka Berberatoda.com waxa aanu tacsi udiraynaa ehelkii,Qoyskii iyo qaraabadii uu Marxuumku ka baxay anaga oo ilaahayna uga barayayna inuu janadii fardawsa ka waraabiyo Marxuumka Samir iyo iimaana kasiiyo ehelkiisa iyo asxaabtii uu ka baxay

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews