berberatoday.com
Koob Lagu Xusay Marxuum Wariye Axmed Xasan (Cawke)Oo Lagu Gabagabeeyay Gabiley
April 3, 2016 - Written by Berbera Today

Gabiley(Berberatoday.com)-Habeenkii Xalley waxaa garoon Maax Staduim ee ku yaala Magaalada Gabiley lagu soo gabagabeeyay Koob loogu magac daray Allaha u naxariistee Wariye Axmed Xasan (Cawke).

Koobkan oo uu soo qabanqaabiyey Xildhibaan Mahdi Maxamed Xaashi oo ka tirsan golaha deegaanka Gabiley ayaa sheegay inay koobkan ugu talo galeen sidii ay dhalinyarta reer  Gabiley isku dhex gali lahaayeen sidoo kalena loogu xusuusan lahaa suxufigii weynaa ee Axmed Xasan Cawke.

Xildhibaanku waxaa kale oo uu sheegay mudadii koobkani socday inaanay wax dhib ahi ka dhicin dhalinyartuna ay aad isku dhexgaleen.

Maayirka magaalada Gabiley Maxamed Amiin  oo isna ka qayb galay gabagabadii koobkan ayaa u mahadnaqay xildhibaan koobkan soo qabanqaabiyey iyo dhamaan ciyaartoydii iyo kooxihii ka qayb galayba.

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews