berberatoday.com
“Tolloow Haddii Dadku Madho Ma Buurta Gacan-Libaax Baa U Codayn Doonta xisbiga WADDANI?”
April 3, 2016 - Written by Berbera Today

Hargaysa(Berberatoday.com)-Wasiir ku xigeenka Wasaarada Maaliyada Somaliland ayaa ka Hadlay Xisbiga Mucaaradka ah Ee Waddani Oo Ka Soo Horjeestay in Dib Loo dhigo Diwaan Galinta Codbixiyayaasha Iyada oo Dalka Abaara Badani Ka Taagan yihiin,waxaana Uu Ku Maseeyay Xisbi Aan u Tudhayna Bulshada uu Codka Ka Doonayo.

AXMED NUUR

Qoraal Kooban Oo Uu HadhwanaagNews Wasiir ku xigeenku soo gaadhsiiyay ayaa waxa uu ku soo qaaday Sida uu madaxwaynaha somaliland ugu damqaday bulshadiisa ee uu uga dalbaday asxaabta qaranka iyo Gudida Doorashooyinku in ay joojiyaan Diwaan Galinta Madaama oo uMadu Halaagsantay kuna Dhawdahay in bilaabmato dhimashada dadku madaama oo dhimashada beeshay.

“Sida aynu wada ognahy dalkeena soomaliland waxa ku habsatay abaar halis ah,oo dad iyo xoolaba madhin karta,hadii

aan naxariista eebe soo dagdagin,Arintaasi waxay keentay ugu horaynba madaxwaynaha jamhuuriyada soomaliland mudane ahmed Mohamed maxamuud siilanyo in uu ka danqaday xaaladda adag ee uu miyigeenii ku suganyahay beeralay iyo xoolo dhaqataba, kadibna uu isugu yeedhay haayadaha sare ee talada dalku ka go,do,sida guurtida,wakiilada,sadexxda xisbi qaran iyo komishinka doorashooyinka.

Markii xaaladahaa la qiimeeyay ee dhanwalba si cilmiyaysan looga darsay,waxaaa laysla gartay diwaangalinta in la hakiyo iayadoo loo qabtay mudo gaaban halkeediina la galiyay gurmad lagu badbaadinayo dadka iyo xoolaha.

Hadaba waxa lays waydiinayaa sababta xisbiga wadani uu kaligii uga soo hor jeedsaday go,aankaas qiimaha leh ee aakhiro iyo aduunkaba u wanaagsan.

Hadaynu jawaabta xagga ciwaanka ka doono waxa la yidhi:buuraha soomaalida  badhkood dadka ay isku deegaanka yihiin way is af yaqaanan waliba adeegyo ayay dadka u qabtaan sida buurta (maarmaar).

Bal aynnu is waydiino eh xisbiga wadani haduu doorasho doonayo dadkii dooran lahaana in abaarta laga badbaadiyo aanuu oggolayn soo uma malayno buurtagacan libaax   in ay ku tidhi (dhagaxayga badanbaa kuu codayn doona   e’ adigu wakhtiga diiwangalinta uun in aan waxba iska badalin ku mitit,dad iyo xoolo wixii baaba’ayana dhag haw dhigin anigaa kuu noole)

Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Maaliyadda Somaliland

Axmed nuur aw cabdi shaacir.

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews