berberatoday.com
Anigu waday oo waday oo soo waayay diinta iyo caqliga yidhi qabyaalada habaryoonis waa xaraan qabyaalada habar awalna waa xalaal
April 4, 2016 - Written by Berbera Today

Anigu waday oo waday oo soo waayay diinta iyo caqliga yidhi qabyaalada habaryoonis waa xaraan qabyaalada habar awalna waa xalaal

gudoomiyayaal Xisbiyo

Waxan kaloo soo waayay meel inta dadka madax taabasho loo tiriyey la yidhi wixii habaryoonis ahi waa cirro wixii awal ahina waa muuse allah nimanku garasho liitee dadkiiba waxay kasoo qaadeen adhi xero ugu jira

Muuse biixi mus-dambeedka talada u gooyaa waa 8 nin ka gudoomiyaha u ahna anaagaaba isku jufo ah waa awal sooc ah oo nafar ummadda kale ahi ma taraxo qabyaaladna laguma sheego weliba waa lagu amaanaa oo ilaa gudoomiyaha xisbiga ucid baa gidaar walba la taagan habar awal musharaxeedu waa muuse ee xaasidnimada halaga daayo bal faysal yaa u wakiishay inuu musharaxa u xulo habar awal ta faysal hadaan u raaco sow macnaheedu maaha muuse somaliland uma sharaxnee habar awal buu sharaxan yahay dhanka kale marka gudoomiye xisbi dadkii qolo qolo u qaybinayo miyaanu wadajirka iyo qaranimada ceeb iyo cambaar ku ahayn Hadii muuse habar-awalnimadiisu xarago tahay ogaada cirro afkiisa lagama hayo musharax habaryoonis ah baan ahay sidookale lama arag beesha uu kasoo jeedo oo leh cirro hy uunbuu musharax u yahay

Waxa isu kay qaban waayay maalin faysal yidhi xiabiga waddani markay shirayaan in gabadh lagasoo doonaa la moodaa iyo hadalkiisii catawga u ekaa ee uu habeenkii dhowed yidhi musharaxa awal waa muuse oo abtigay ahee xaasisnimada halaga daayo ma maqli jirtay RIYAHA OO QAAWANBAA IDAHA KU QOSLA WAABA TANOO KALE

haday labo noqoto alleba kama dhigee shacab ahaan ta caafimaadka qabta ayeynu qaadan doonaa

sow abwaan soomaaliyeed awal sidan muu odhan alaylehee maantay taagan tahay

Waa badaw caqligu gaaban yahay, guurtina is bidaye Ninba inuu garaadkiis hadlaa, gedihi weeyaane.

Ahmed Bille
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews