berberatoday.com
Madaxweynaha Axmed Siilanyo Oo Maanta Safar Ku Tagay Gobolka Awdal Iyo Ujeedada Socdaalkiisa
April 4, 2016 - Written by Berbera Today

yooooHargeysa(Berberatoday.com)Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Wefti uu Hoggaaminayo, ayaa Isniinta Maanta Safar ku tagay Gobollada Galbeedka, gaar ahaan Gobolka AWDAL.

Ilo-Wareedyo Xog-ogaal ah ayaa shabakada wararka ee Berberatoday.com usheegay in Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo Wefti uu Hoggaaminayo oo ay ku jiraan Xubno ka mid ah Wasiirrada Xukuumaddu uu Maanta Safar ku tagayo Gobolka AWDAL, kaasi oo uu ku soo kormeerayo Xaaladda Abaareed ee ka taagan deegaankaasi, maaddaama oo Gobolka AWDAL ka mid yahay deegaannada ay saamaynta ugu badan ku yeelatay Abaarta baahsan ee Muddada dheer ka taagan Gobollada Somaliland.

Madaxweynaha, ayaa la sheegay inuu doonayo inuu indhihiisa ku soo arko Xaaladda dhabta ah ee Abaarta ka taagan Deegaankaasi, oo bishii hore meelo ka mid ah Dad ugu Geeriyoodeen Dhibaatada Abaarta ee haraadka iyo gaajadu sababta utahay.

Waxa hore Gobollada AWDAL iyo Selel safar ugu joogay isla-markaana Gurmadka Abaarta ka qayb-qaadanaya Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, Wasiirro iyo Xildhibaannada Baarlamaanka ugu jira Gobolladaasi.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews