berberatoday.com
Roobkii Waa Inoo Da,Ay Nasiib Darose Waa Kuwaa Biyihii Ina Dhaafaya Ee Badda Ku Shubmaaya –
April 5, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Miyaanay ceeb iyo cadaab inagu ahayn markaynu sidaa u dayacno in beritana aynu nidhaa biyo la,aan ayaa umadii u dhimanaysaa?

Ilaahay ayaa marka hore ugu shukri naqayaa roobka iyo raxmada ina siiyay. balse dadkaygoow maah maah ayaa tidhaa qofkii hagaagsan laba jeer god lagama qaniino. waxayu lawada soconaa siday abaarihii ool iyo moodba dhaawaca inoo gaadhsiiyeen iyo sida loogu riiqmay iyo sidaan ilaahay u baryaynay inuu raxmadiisa inoo shubo iyo sida rabbi inooga ajiibay ee maanta badiba dhulkii uu roobku uga curtay. hadaba waxaa is weydiin leh maxaa inooga qorshaysan sidii aynu biyahaa shalay la,aantood aynu u leednay iyo siday maantana inoo dhaafayaan inagoo indhaheenu ay arkayaan kuna darmayaan badda?

Miyaanay ceeb iyo cadaab inagu ahayn markaynu sidaa u dayacno in beritana aynu nidhaa biyo la,aan ayaa

umadii u dhimanaysaa?waxaan halkan baaq dheer uga dirayaa xukuumada somaliland iyo bulshsda reer somalilandba in maanta lagawada hawlgalo dhib berito inagu soo fool leh, taas oo ah in hada waxaynu awood leenahay isugu geyno sidii biyahaa loo joojin lahaa loona samaynlahaa doc-faruureedyo laga jeexo 30km meel biyaha lagu kaydiyo oo balayo ama harooyin ah.hadii kale intaynu sidii raha imika dheregno berina dhoobadu ha inagu dhegto.

Waxaan ku soo ururinayaa hadalkayga roobab inagu filan way ka da,aan jamhuuriyadeena laakiin kama hawlgalo sidaan u ceshen lahayn biyahaa.

Alaahu-Maa  Balaqtum Inaan Ka Sii Digay Ilaahay Waa Iiga Markhaati.

Ilaahay Ayaa Mahad Leh.

Qalinkii: Fuaad Kaamil Ciise

Gudoomiyaha Xis.Kulmiye Ee Sweden.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews