berberatoday.com
Halkan ka Akhriso Gabeygii Caanka ahaa ee Midigtii subeerbuu ku dhacay malabkii doocaane gabayaagii caanka ahaa ee Cali jaamac Haabiil
April 5, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Abwaankii weynaa EE Cali jaamc habiil oo ahaa Maamulihii magaalada berbera iyo dakadaba ayaa ahaa hadana gabayaa iyo dagaalyahan caana oo umada soomalidu taariikhdiisa ay ku badantahay dhagahooda iyo gabayadiisa caanaka ah ee ugu caansanayeen gabey gii Geeridii xirsi bey sheegayaan gacal hawaayen, lix waloo uwada gaar ahaa gocanayaa mooyi

cali Waxaa uu ahaa gabayaaga qudha ee Sayidkii isku jawaabi jireen….

Gabeygan marbuu tiriyey la yidhi berbera ayaa talada reerkale yeelanayaa waxaa uu gabeygan khuseeyaa ilaa maanta oo reeraha qaar isku dayayaan in ay maamulka berbera wax ka lahaadaan..

Cali gabeygiigiisii muu dhimana reerkii uu sheegayeyna meesha lagama waayin iyo saaxilba

ku dhawaw gabeyga oon dhameystirneyn lakin intii mucda ahayd oon soo helnay

 

 

Xalay meel an jiifsaday halkay, Maayaddu i geysey
Alla muusannaw iyo tirtire maad maxaan ku arkay.
Wax magaaladdii laga warramay, waydinnaan maqalle
Maantaan dhashee Maydaloow, lay mashxaradaayey
Haweenkuna waxay moodayeen, maahir soo kacaye
Magacay be’ marinkii wax furay dar anan moodayne.

Marsadaa Berbera maalintuu, Malagu soo jeexay
Midigtii Subeer buu ku dhacay, malabki doocaane
Mataan adan lahayn lama qotoo, rag isku maandhaafye
Kolka maaxdu kuu baylahdaa ,maalin la cabbaaye
Ogoobey maddada kii jabshaa, midigta kaa yaalle
Waxaad mooya qooqaaratiyo, male-ba waa beene
Waxad mooddey mawdbaa sokada kaaga soo maraye.
Gaalada Miskoo iyo haddii, Minilig lay keeno
Ingiriis madaafiic hadduu, nagu milaaleeyo
Awal aan la marin Saaxil oon, meesha laga waayin
Nin madoobi xeebtii hadduu, maro ka soo qaato
Abtirsiimaday muran gashiyo manidi Haabiile.

 

Berberatoday.com

Office

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews