berberatoday.com
Miskiin Ma Liibaanihii Diiriyaa Loox u Daabacay ,Gudoomiye Faysal wuu riyoonayaa”Cali Guray
April 5, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

MISKIIN, MA LIIBAANIHII DIIRIYAA LOOX U DAABACAY
cali gurayGudoomiye Faysal wuu riyoonayaa. Riyadiisa wuxu is arkaa isaga oo UCID yahay xisbul xaakim isaguna yahay Madaxwayne aniguna aan u ahay Wasiir Ku xigeen oo uu xilkii iga qaaday. Wuu yaaban yahay oo wuxu la yaaban yahay isaga oo Madaxwayne ah hadii uu wasiir ku xigeen yar xilka ka qaaday maxa lagu leeyahay ee laguu qodqodayaa? Waa gartii Madaxwaynuhu awood dastuuri ah buu u leeyahay in uu magacaabo karo xilkana ka qaadi karo xubnaha Golaha Wasiirada. Marka uu riyoonayo waa runtii oo gar buu leeyahay ” Caligurey isaga ayaa magacaabay isaga ayaana xilka ka qaadi kara”. Odaygu ha tooso eh suga.
Faysal horta waa runtii oo Caligurey wuu ku caasi garoobay? Wuxu ku caasi garoobo markii uu Faysal UCID ku caasi garoobay ee ka sii daray ee Ilaahayna ku caasi garoobay ee weliba uu doonay in Caligureyna doofsado uu ku raaco.
Waxan ku idhi maya maya Abti Ilaahay baa yidhi ” WA UUFUU BIL CAHDI INNAL CAHDA KAANA MASUULA”. Ee ka cadhooday hadalkii ilaahay, ee kacaa fadhiistay ee runtii iyo taladii nasteexa ahayd ku xasili waayay ee yidhi “HAADAA FIRAAQU BAYNII WA BAYNAK”.
Waxanu Faysal isku haysanaa wacad Alleh ayaad gashay ha ka bixin eh oofi xisbigaagana ha u sadqayn xisbi kale.
Ugu dambaystii wuxu talo ku moosay ” maya wacad Alleh dantay moog” markaa xaalkiisu waa KU QABSO KU QADIMAYSIDE. Miskiin! Ma liibaanihii Diiriyaa loox u daabacay. Bal intay wada socdaan iyo halka ay iskala soo dhacaan ha loo wada joogo

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews