berberatoday.com
“..Faysal Waxay Labadiisa Dhegood Maqlaan Wuxu Ugu Neceb Yahay Hadalkaa Ilaahay, Markii aanu yaryarayn Xuseen Badmax Xubinimadii xisbiga waan ka qaaday Buu Yidhi Intuu Kuwo Yaryar Warqad Qora Yidhi.”. Muj Cali Guray
April 6, 2016 - Written by Berbera Today

“..Xuseen waa Classmate kaygii Axmed Gurey. Markii aanu yaryarayn Xuseen Cambe ayaanu ugu yeedhi jirnay. Wuxu ka mid yahay inta Faysal ku diiday inay ku taageeraan wacadkii Alleh uu ka baxay ee leh Gudoomiye wacad Allaa ku qaban Ilaahayna wuxu yidhi
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiye Ku-xigeenka saddexaad ee xisbiga Ucid Muj. Cali Guray ayaa ka hadlay xilka qaadis uu Gudoomiye Faysal Cali Waraabe sheegay inuu ku sameeyey Xubno kamid ah, xisbiga kuwaasoo kasoo horjeestay qorshaha duminta xisbiga ee uu Faysal Cali waraabe ku wadd. qoraalka Mujaahid Cali Guray oo koobna waxa uu dhigna sidan;
“..Xuseen waa Classmate kaygii Axmed Gurey. Markii aanu yaryarayn Xuseen Cambe ayaanu ugu yeedhi jirnay. Wuxu ka mid yahay inta Faysal ku diiday inay ku taageeraan wacadkii Alleh uu ka baxay ee leh Gudoomiye wacad Allaa ku qaban Ilaahayna wuxu yidhi WA UUFUU BIL CAHDI INNAL CAHDA KAANA MASUULAA. Faysal waxay labadiisa dhegood maqlaan wuxu ugu neceb yahay hadalkaa ilaahay. Xubinimadii xisbiga waan ka qaaday buu yidhi intuu kuwo yaryar warqad qora yidhi. Wax ka jiraa ma jiraan warkooda. Nasiib darro, Faysal Cali Waraabe qof UCID ah oo wax kala garanaya ma jecla. Nimanka aan wax kala garanayn ama dhuuni raaca ah sida ka isku sheegay Gudoomiyaha Anshxax marintuna dan iyo muraad kama laha burburka UCID. Habluhu kuma jiraan kuwa aan sheegayo waayo wanaaga UCID iyagaa cid walba ka jecel anigana iga sii jecel. Waanan ogahay inay ka wada xun yihiin khilaafka UCID..”.
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews