berberatoday.com
LAANTA SOCDAALKA OO LIXDAN KA TIRSAN SHAQAALAHEEDA AAN MUSHAHAR SIIN DHAWR BILOOD
April 6, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Hargeisa(Berberatoday.com)Laanta Socdaalka Somaliland ayaan muddo dhawr bilood ah aan wax mushahar ah siini qaar ka tirsan shaqaalaheeda, kuwaas oo la sheegayo inaanay illaa hada ahayn shaqaale ku jira

iiska mushaharka shaqaalaha.

imaPhoto File:- Ciidamo Ka TIrsan Laanta Socdaalka Somalilad oo aanusampleahaan u soo qaadanay

Shaqaalahan oo gaadhaya in ka badan konton dhalinyaro ah ayaa la sheegayaa in uu shaqada qoray Taliyihii hore ee Laantaasi, iyadoo waliba xogaha soo baxayaa ay sheegayaa in shaqaalahaasi yihiin kuwo loo baahan yahay oo u badan dhalinyaro.

 

Shaqaalahan ayaa lagu maarayn jiray mushaharkooda Dakhliga soo gala Laantaasi, balse tan iy markii dhawaan la bedelay Taliyihii hore waxay ku dhaceen mushahar la’aan, maadaama aanu Taliyaha cusub wali la qabsan ama aanu haynin meel uu ka furdaamiyo mushaharkooda.

Muranka ku gedaaman mushaharka shaqaalahan ayaa loo gudbiyey wasaaradda arrimaha gudaha oo ay hoos tagto laanta Socdaalku, hase yeeshee illaa hada wax mushahar ah wasaaraddu na may siinin shaqaalahan.

Laanta Socdaalka oo ka mid ah Hay’addaha Halbawlaha u ah arrimaha Socdaalka oo xilligana ah meel xaasaasi ah ayaa haddii aan go’aan laga gaadhin mushahar la’aanta shaqaalaheedan ku keeni doonta habacsanaan iyo maamul xumo.

 

Berberatoday.com

hargeysa

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews