berberatoday.com
Taariikh Nololeedkii Marxuum Dr Cabdi Awdahir Cali Oo Lasoo Ururiyay Iyo Waayihiisii Waxbarasho Iyo Shaqo
April 6, 2016 - Written by Berbera Today

Taariikhda Marxuum Dr Cabdi Aw-daahir Cali oo geeriyooday

Marxuum cabdi Awdahir

1956 ayuu ku dhashay Deegaanka Oodweyne waxa uu dugsiga hoose ka galay magaalad duruqsi ,1966kii ayuu dugsiga Boodhinka ah ee Oodweyne galay, 1970-kii waxa uu galay dugsigii sare ee camuud 1974kii ayuu jaamacadii Umadda ee magaalada Muqdisho galay waxaanu sannadkii 1979kii ka baxay kulliyada daweynta iyo qalliinka, 1980kii waxa uu shaqada dhakhtarnimo ka bilaabay cisbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho waxaanu sannadkii 1981kii noqday iskudawaha qaxoontiga ee shabeelada dhexe
1982 waxa loo soo bedelay cisbitaalka Burco oo uu ka noqday dhakhtar qalliin markii dambena isu-duwe caafimaad ilaa sannadkii 1988.
1991 waxa uu noqday isu-duwanaha caafimaadka ee Togdheer iyo dhakhtar qalliin .
1997kii waxa uu noqday wasiirka caafimaadka ee xukuumaddii madaxweyne Cigaal ee Somaliland .
2000 waxa uu ka mid ahaa afar xubnood oo asaasay xisbigi UDUB isaga , Cigaal,Gees, iyo cabdi Yuusuf. waxaanu noqday xoghayihii ugu horeeyey ee xisbiga UDUB. ka dib waxa is khilafeen madaxweyne Riyaale
2003 ayuu xisbiga Kulmiye ku biiray
waxaanu u wareegay magaalada Burco isaga oo ka ahaa dhakhtar .2004tii
sannadkii 2011-kii ayuu noqday wasiirka xanaanada xoolaha bishii labaad ee 2015kii ayuu madaxweyne siilaanyo u magacaabay wasiirka arrimaha bulshada iyo shaqada.
October 26, 2015 ayuu iska casilay xilkii wasiirnimo .
waxaanu ka mid ahaa xubno xukuumada Siilaanyo siyaasad ahaan ka hor yimi .
Waxa uu hadba ka mid ahaa xubno Shan ah oo garabka isbahaysiga kulmiye u matalaayey wadahadalo ay xisbiyada mucaaradka ah Kula jireen
Waxaanu ka mid ahaa xubno xisbiga Kulmiye laga saaray
4 bishan ayuu Facebook ku baahiyey isaga oo qalliin ka fulinaaya cisbitaal Burco ku yaalla
6April 2016 ayuu Burco ku geeriyooday isaga oo ah 60 sanno jir ah alle ha u naxariisto
Xogta taariikhdiisa waxaan ka qoray waraysi uu bixiyey markii uu ahaa wasiirka arrimaha bulshada

 

 

Waxa Soo Diyaariyay Cumar Seerbiya

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews