berberatoday.com
WAR CUSUB:MAAYAR KU XIGEENKA HARGEYSA OO SAAKA BAABUURTA RAYIDKA EE SUUQA WADOOYINKA HAREERAHEEDA TAALAY KA WADA FURTAY NUMBERADA(TAARIKO)+ CABASHADA BULSHADA OO AANU U DHEG TAAGIN.
April 6, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

caog wayneHargeysa(Berberatoday.com)-Maayrka ku Xigeenka Magaalada Hargeysa ayaa saaka Badhtamaha Suuqa magaalada Hargeysa waxa uu Bilaabay ka Furadashada Numbera Baabuurta Taalaha Wadooyinka Hareeraheeda.

Arintan ayey Cabasho balaadhan ka Muujiyeen Dadkii uu C/casiis cago wayne uu Numbera ka Furtay iyadoo ay Dadkii fajac iyo Layaab ku Noqotay, arintan uu numberada kaga furanayey Baabuurta.

iyadoo suuqa magaalada Hargeysa gabi ahaanba aanu lahayn meel la dhigto baabuurta ama Barkin ah, sidoo kalena uu badanaa suuqu aad u cidhiidhi noqdo, maadaama ay dawlada hoose dayacday ka warhaynta adeegyada bulshada ee wadooyinka iyo arimaha la hal maala ee uu ka mid yahay in ay yeeshaan goob ay dadweynuhu dhigtaan baabuurta.

waxaana dadkii goobta ku sugnaa uu maayar ku xigeenku arintan ku samaynayey ay shabakada Haldoornews u sheegeen in ayna arag masuul sidan bulshadii soo dooratay ula dhaqma, oo siduu doono ka yeelo.

waxaanay dadka qaarkood ku tilmaameen maayar ku xigeenka Hargeysa nin Qalqaali ah oo weli caruurnimo ay ka muuqato.

Dawlada Hoose ee Hargeysa ayaa waxaa dul hoganaya dhaliilo dhanka hawlihii loo igamaday ah iyadoo ay gabi ahaanba ka seexdeen hawlihii arimaha wadooyinka oo burbur badani wadooyinka hargeysa  ka Muuqdo.

 

Berberatoday.com

hargeysa

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews