Wasiir Cadaani Oo Dacwad Ku Soo Oogay Wargayska WAAHEEN Xili Xukuumadu Qorshaynayso Inay Albaabada u laabto Wargayskii AFRAAD Sadex Bilood Gudohood
April 6, 2016 - Written by berberatoday berberatoday
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaaradda Warfaafinta Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Maanta u Gudbisay Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Dacwad ka dhan ah Wargayska Waaheen kadib Markii uu Maanta Baahiyey Warar been abuur ah.