berberatoday.com
Xayiraadii Wargeyska Haatuf oo laba jirsatey iyo Ururka solja oo ku guuleysan kari waayey xaqa wargeyskaa
April 6, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

haatuf-300x66Hargeysa(Berberatoday.com)-Xayiraada saaran wargeyska Haatuf, ayaa maanta laba jirsatay, waxaana maanta magaalada Hargeysa lagu qabanayaa munaasibad lagaga hadlayo xayiraadda saaran warbaahintaas.

Wargeyska Haatuf, ayaa waxa xayirtay maxkamadda Hargeysa, ka dib markii ay dacwad ku oogeen qaar ka mid ah golaha wasiirada iyo qoyska Madaxweyne Siilaanyo xubin ka tirsan, ka dib markii uu wargeysku baahiyay warbixino tiro badan oo uu kaga hadlay musuqmaasuq iyo arrimo kale.

Munaasibada maanta lagu xusayo xayiraadda saaran wargeyska, ayaa waxa la filayaa inay ka qayb galaan qaar badan oo ka mid ah haldoorka Somaliland, kuwaas oo si adag la filayo inay uga hadlaan xayiraadda saaran wargeyskan. Sidoo kale guddoomiyaha Haatuf Media Network Mujaahid Yuusuf Cabdi Gaboobe, ayaa isna la filayaa inuu khudbad ka jeediyo munaasibadaas.

haatuf

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews