berberatoday.com
Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamanka Xamar Oo Ka Soo Jeeda Somaliland Oo Weerar Lagula Beegsaday Badhtamaha Muqdisho
April 6, 2016 - Written by Berbera Today

Muqdisho(Berberatoday.com)-Xildhibaan Maxamed Cali Daheeye oo ka tirsan baarlamanka dalkaasi soomaaliya ayaa goor dhaweyd weerar lagula beegsaday meel u dhaw suuqa bacadlaha ee degmada xamar weyne ee magaalada muqdisho.

Weerarkaasi ayaa waxa ku naf waayey dirawalkii gaadhiga u waday xildhibaanka iyo mid ka mid ah ilaaladiisa, halka xildhibaanka uu dhaawac ka soo gaadhay isla markaana lagu daaweynayo cusbitaalka muqdisho.

Dablayda weerarkan geysatay ayaa wadatay gaadhi, islamarkiina goobta ka fakaday oo aan gacanta lagu dhigin, balse idaacada VOA ayaa sheegtay inay weeraarkaasi ay sheegteen xarakada Al-shabaab.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews