berberatoday.com
Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Somaliland Proff: Aadan Xaaji Cali Oo Ehelkii Iyo Shacabka Somaliland Ka Tacsiyadeeyey Geerida Marxuun Dr. Cabdi Aw Daahir
April 7, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Hargeysa(Berberatoday.com):-Gudoomiyaha maxkamada sare ee Somaliland Proff:Aadan Xaaji Cali ayaa dhambaal tacsiya u diray ehelada, qaraabada iyo shacabka Somaliland, isaga oo ka tacsiyadeeyey geeridii ku timid alle haw naxariistee wasiirkii hore ee wasaarada xanaanada xoolaha Somaliland Dr. Cabdi Aw Daahir Cali.

Gudoomiyaha maxkamada sare  Somaliland Proff: Aadan Xaaji Cali oo la soo xidhiidhay Hadhwanaagnews ayaa waxa uu ilaahay uga baryey marxuunka inuu naxariistiisii jano ka waraabiyo ehelka, qaraabada iyo asxaabtii uu marxuunka ka baxayna ilaahay Samir iyo iimaan ka siiyo

 

Aaammiinnn Aaamiinnn

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews