berberatoday.com
Masuuliyiinta Maamulka Gobolka Togdheer Oo Shaaciyey Halka Lagu Aasi Doono Maalinta Bari Ah Marxuum Dr Abdi Aw Daahir.
April 7, 2016 - Written by Berbera Today

Burco(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Maxmed Ibraahim Aadan Qabo Oo Cawa Soo Saaray Ogaysiis Ku Aadan Aas Qaran Oo Maalinta Bari Ah Loo Samayn Doono Marxuum Ex Wasiir Dr Cabdi Aw Daahir Oo Maanta Ku Geeriyooday Magalada Burco Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Ayaa Sheegay In Maalinta Bari Ah Magalada Burco Aas Qaran Lagu Samayn Doono Sacaadu Markay Tahay 11:00 Subaxnimo Laguna Aasi Doono Xabalaha Xirsi Cismaan Ee Ku Yaala Magalada Burco.

Waxana Uu Sheegay Gudoomiyuhu In Lagaga Tukan Doono 10:30 Subaxnimo Musu-jaamaca  Magalada Burco ,
Gudoomiyaha Waxa Kale Oo Carabka Ku Dhuftay Inay Aaska Qaran Ee Loo samayn Doono Marxuumka Ay Kasoo Qayb Gali Donaan Masuliyin Kale Duwan Oo Ka Kale Socda Xukumada Somaliland, Xisbiyada Qaranka, Golayasha Qaranka, Cuqaal, Aqoonyaho Iyo Qaybaha Kale Duwan Ee Bulshada Somaliland.
 
Hadaba Waxa La Ogaysinayaa Cid Kasta Oo Ka Qayb Galaysa Aaska Qaran Ee Lasamaynayo Marxuum Ex Wasiir Dr Abdi Aw Daahir Cali Inuu Kaga Soo Qayb Galo Xilaga Iyo Xabalaha Loo Cayimay In Lagu Aaso Marxuumka ,

Ugu Danbayntii Waxa Uu Mar Kale Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Maxamed Ibraahim Aadan Qabo Ka Tacsideeyay Shacabkii Somaliland, Ehelkii Iyo Qarabadii Uu Ka Baxay Marxuumku Inuu Samir Iyo Imaan Saadiqa Ka Siiyo.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews