berberatoday.com
Chief Caaqil Khadar oo Taliyaha Ciidanka Milateriga S/land ku Dhaiilay Wax Ka Qabasho La’aanta Marxuum Shirqool Lagu Dilay.
April 8, 2016 - Written by Berbera Today

Caaqil KhadarChief Caaqil Khadar Caaqil Aadan Caaqil Xasan oo ka mid ah madax-dhaqmeedka Somaliland ayaa ku dhaliilay taliyaha ciidanka qaran Ismaacil shaqaale habka uga hawl galay dilkii lagu dil marxuun saleeban maxamud oomar (saleeban dubur) oo ka mid ahaa ciidan qaran jamahuuriyada Somaliland waxaana marxuunka dil fool xun ku dilay sanadii 2014 waxaana dilka gaystay 11 gacan ku dhiigle oo ka mid ah ciidanka qaranka kana soo jeeda beesha taliyaha qaranka tani iyo xilliga u dhacay dilka marxuunka ma jirto meel lagu hore keenay cadaaladda ama lagu maxkamadeyey gacanku dhiiglayaasha geysta dilka marxuun saleeban dubur, sida aan warka ku hayno waxa u taliye shaqale u gacantiisa ku sii daayey gacan ku dhiglayaashi geystay dilka marxuun saleeban maxamud oomar (saleeban dubur) waxaana ku dhaliilay taliyaha ciidanka qaranka habka qabyaaladaysan u u xagliyey gacan ku dhiigayaasha geystay falka lagu dilay marxuun saleeban dubur waxaana leeyahay ciidanka qaranku wuxuu noqo meel qabiil iyo reer loo adeego ama wuxuu noqo darajo qaranku u siman yahay .
Sidoo kale waxaana u baaqay madaxweynaha jsl mudane Axmed maxamed maxamud SIILAANYO inuu hoos u eego falka lagu dilay marxuun saleeban maxamud oomar (saleeban dubur) waxaana ka codsanayaa in la horu keeno cadaalada si aan bulshada iyo qabiilada dalku isku dhici.
Gabagabadii waxa uu soo jeediyey Caaqilku in si deg deg ah looga hawl galo kiiskan si nabadgalyadda Somaliland loo adkeeyo oo bulshada reer Somaliland-na si walaaltinimo ugu wada noolaan lahaynd Somaliland,waxana uu Caaqilku carabka ku adkeeyey hadii aan Wax laga qaban kiiska Marxuumka la dilay waxay keenin karta isku dhaca dadka walaalaha ah iyo nin ha dhaw waxba laga qaan kari waayo.
Chief caaqil khadar caaqil aadan caaqil xasan
https://www.facebook.com/engsaleban.zicid/videos/169217610138123/

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews