berberatoday.com
Tahriibayaal Ay Somali Ku Jirto Uu Ku Qaraqmay Xeebaha Bada Talyaaniga I
April 8, 2016 - Written by Berbera Today

Italy(BErberatoday.com)-Ciidamada Ilaalada Xeebaha Dalka Talyaaniga ayaa soo badbaadiyay ku dhawad 300 oo Tahriibayaal oo ay ku jiraan Soomaaliya, kuwaasi oo Dooni ka soo raacay Xeebaha Dalka Masar.

tah

Tahriibayaashan oo la sheegay in ay ka soo kala jeedaan Dalalka Somalia, Syria, Maser, Eritrea, Ethiopia, Libya iyo Sudan ayaa gaadhay Gobolka Sicily ee Dalka Talyaaniga.

Afhayeen u hadashay Ciidamada Ilaalada Xeebaha Dalka Talyaaniga ayaa sheegtay in Muhaajiriintaasi ay ka soo baxeen intooda badan Dalka Masar, si ay u soo gaadhaan Xeebaha Talyaaniga.

Waxaa Haweeneydaasi ay qeexday Ciidamada Ilaalada Xeebaha Talyaaniga iyo Diyaarado laga leeyaha Dalka Spain in ay iska kaashadeen howlgallada lagu soo samatabixiyay Muhaajiriintaasi.

Si kastaba, Kumanaan Muhaajiriin ah ayaa la aaminsan yahay in ay ku sugan yihiin Dalka Gariiga, kuwaasi oo haatan qorsheeynaya sida la sheegay in ay u soo safraan dhanka Dalka Talyaaniga, si halkaasi ay ugu noqoto marin ay u maraan Dalalka kale ee Yurub.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews