Kaligii Taliye Ismaaciil Cumar Geele Oo Tiradii Codada Jabuuti 90% Isagu Boobay 10% Uqeybiyay Shan Musharax Oo Uu Samaystay
April 9, 2016 - Written by Berbera Today
Jabuuti(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha Djibouti Oo Sheegtay inuu Markii 4aad ku Guulaystay Talada Dalka Djibouti oo Sadex jeer oo hore uu si booba ugu guulaystay hogaaminteeda ayuu markii afraad hadana doorashadii dalkaas ka dhacday si boobay oo anay cid awood leh oo kula tartantay jirin ku guulaystay.
Tirada Codadka lasheegay in la kala Helay Doorashadii Djibouti ee xaaranta ah halkan hoose ka akhriso iyo musharixiin waraabe utaaga oo uu Ismaaciil Cumar Geele samaystay.
1- Cumar Cilmi Khayre 7.32%
2- Maxamed Dauud Shixin 2.28%
3- Maxamed Muuse Cali 1.53%
4- Xasan Idiris Axmed 1.39%
5- Jamac C.raxman Jamac 0.79%
6- Ismaciil Cumar Geele 86.68%
Madaxwayne Geele waxa uu ku guulaystay markii afaraad isagoo markii ugu horaysay la dooratay 1999kii, 2005tii,2011 kii iyo imika oo ah 2016 kii.