berberatoday.com
Qarax Lala Beegsaday Mukhaayad Laga Cunteeyo Oo Muqdisho Kadhacay Oo Dad Ku Dhinteen Kuwo Kalena Ku Dhaawacmeen
April 9, 2016 - Written by Berbera Today

Muqdisho(Berberatoday.com)-Qarax xoogan ayaa goor dhow ka dhacay Maqaayad laga cunteeyo oo ku taal agagaarka Isgoyska Beexaani ee degmada Shibis, iyadoo qaraxa uu sababay dhimasho iyo dhaawac.

Wararka ayaa sheegaya in qaraxa uu ahaa gaadhi waxyaabaha qarxa lagu soo raray oo lala beegsaday Maqaayada Rajo Restaurant oo ku dhow Hotelka Global.

Goob joogayaal ayaa sheegaya in dadka qaraxa ku dhintay ay ku jiraan caruur Isugu jirta Caseeyeyaal(Baalashlayaal) iyo kuwa baabuurta dhaqa ama maydha oo banaanka maqaayada ku sugnaa.

Maqaayada ayaa ah maqaayad laga cuno raashinka loo yaqaano wadaniga sida Muufada, Soorta iyo raashinka kale ee caadiga ah, waxayna ka mid tahay maqaayada raqiiska ah.

Baabuurta loo yaqaano gurmadka deg dega ayaa goobta soo gaaray, kuwaasoo qaadayay dhaawacyada maqaayada.

Xilliga Qaraxa dhacayay ayaa aheyd xilliga qadada oo dad badan ay gudaha Maqaayada ku jireen, lama haayo wali tiro rasmi ah oo ku aadan dhimashada iyo dhaawaca qaraxa ka dhashay.

WAR

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews