Weftigii Dawladda Masar Ee Hargeysa Yimid Oo Cadeeyay Mawqifka Dawladooda Ee Minimada Somaliya
   April 10, 2016 - Written by Berbera Today
       
       
   
    
Hargeysa(Berberatoday.com)-Weftigii Masaarida ahaa ee dhawaan yimid caasimadda Somaliland ee Hargeysa, ayaa warsaxaafadeed ay soo saareen waxay kaga hadleen socdaalkoodii Hargeysa iyo mawqifka dawladda Masar ay ka taagantahay midnimada wixii la isku odhan jiray Somaliya.
