berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Dilaagii Wariyayaasha Somaliyeed Gacan Kudhiigle Xasan Xanafi Xaaji Cabdisalaan Oo Dil Toogasho Ah Lagu Fuliyay
April 11, 2016 - Written by Berbera Today

dilkaaMuqdisho(Berberatoday.com)-Cutubyo ka tirsan Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa Saaka Dil Toogasho ah ku Fuliyay Xasan Xanafi Xaaji C/salaan oo horay u qirtay inuu ka dambeeyay Dilalka iyo Shirqoolada Wariyaal Soomaaliyeed.

Xukunka Dilka ayaa ka dhacay Fagaaraha Iskuul Bulisiya ee Degmada Xamar-jajab,waxaana ka qeyb galay Xukunka Dilka Toogashada ah Wariyaal iyo Ehelka Wariyaashoodii la dilay.

Xasan Xanafi ayaa ku Eedeysanaa inuu ka dambeeyay Dilka Wariyaasha kala ah Sheekh Nuur Abkeey,Mahad Axmed Cilmi,Cali Iimaan Sharmaake,Saciid Tahliil Axmed iyo Wariyaal kale oo Soomaaliyeed oo lagu dilay Magaalada Muqdisho.

3-dii bisha Maarso ayay ahayd markii Maxkamadda darajada Koowaad ay ku xakuntay dil toogasho ah, iyadoo Maxkamadda sare ee ciidanka qalabka sida ay 26-kii Maarso ku raacday xukunkii dilka ah ee ay riday Maxkamadda darajada koowaad.

ugu dambeeyey Xasan xanafi Saakay ayaa lagu fuliyey xukunkii dilka ahaa waxaana lagu toogtay iskuul polozia , whase ahaatee, qaar ka mid ah Wariyaasha ka howlgala Magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay Xukunka Dilka ah ee lagu fuliyay Xasan Xanafi Xaaji

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warbixintan Oo Dhamaystiran

https://www.youtube.com/watch?v=tlrFrtsTLAw

 

.

xasan xanafi 3xasan xanafi 2xasan xanaf

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews