Hayadda Caafimaadka Aduunka Oo Daha Ka Qaday In Tahribayaal Waxyeelo Xoogan Ugaysateen Cidanka Dawlada Macedonia
April 11, 2016 - Written by Berbera Today
Macedonia(Berberatoday.com)-Ha’yada caafimaadka ee MSF ayaa sheegtay in ku dhawaad 300 oo muhaajiriin ah ay waxyeelo kasoo gaartay ka dib markii ay booliska Macedonia u adeegsadeen sunta dadka ka ilmeysiisa iyo bambooyinka qiiqa, xilli ay dadkaasi isku dayayeen in ay xoog uga gudbaan soohdinta uu dalkaasi la wadaago Giriiga.