berberatoday.com
Wiil 15 Jir Ah Oo Lagu Xidhay Sawir Uu Ka Qaaday Wadada Jeelka Hargeysa Hormarta
April 12, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wiil 15 jir ah oo la yidhaahdo Maxamad Ismaaciil Ibraahim Jaac ayaa Khamiistii dhaweyd lagu xidhay sawir uu ka qaadayey wadada hormarta Xabsiga Dhexe ee Hargeysa.Wiilkan oo sida la sheegay sitay keemarad dhawaan loo iibiyey ayaa waxa qabtay askartii Asluubta ee hor tubneyd jeelka,waxaana ka dib loo gudbiyey Saldhiga dhexe ee bilayska magaalada Hargeysa halkaasoo uu wali ku xidhanyahay.

Siday ilo u dhuun daloola arintani sheegeen ,bilayska ayaa baadhaya in wiilkani xidhiidh la leeyahay ururo argagixiso ah iyo inkale.Sida la ogsoonyahay jeelka Hargeysa ayaa sawiro badan oo laga qaaday muuqaalkiisa gudaha iyo dibadaba oo laga heli karo Internet-ka .Dhinaca kale ma jirto wax calaamad ah oo ka muuqata jeelka dibaddiisa oo dadweynaha uga digaysa in sawir muuqaal guud ah laga qaadi karin dhismaha jeelka.

 

Laba jeer oo hore oo dad u xidhnaa kiisas argagixiso iyo budhcad badeed ahi ay  jeelka ka dhaceen ayaa labada jeerba waxa maxaabiistii fakatay soo qabqabtay qaar ka mid ah dadweynaha reer Hargeysa iyadoo labada isku-day ee jeelka lagaga baxsanayey ay gacan ka geysteen askar iyo saraakiil ka tirsanaa Asluubta

 

 

Xigasho Haatuf.net

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews