berberatoday.com
Xukumada Somaliland Oo Dekeda Berbera Ku Xayirtay Gaadiid Ay Soo Dajisay Shirkada Toyota Marill
April 12, 2016 - Written by Berbera Today

Hargaysa(Berberatoday.com)-Xukumada Somaliland ayaa Dekedda Berbera ku xayirtay 12 baabuur oo ay shirkadda TOYOTA Marill ay si sharci daro ah dalka u keentay. Baabuurtan oo ka kooban 10 Landcuiser Hardtop iyo labba Hilux pick up ayaa Xayiradani ka danbiysay ka dib markii Maxkamada Jamhuuriyadda Somaliland  ka soosaartay Amar Maxkamadeed oo dhigayey in la Xayiro isla markana baabuurtasi lagu hayo Dekeda Berbera madama aanay Haysan Wakiilnimada soo dajinta Baabuurta TOYOTA MARILL.

toyota-marill-somaliland

 

Shirkada Toyota Hargeysa ayaa Xukumada Somaliland Rusqad u siisay keenista Baabuurta Shirkada Caalamiga ee Toyata, isla markana aanay  Shirkad kale dalka keeni Karin Nooca baabuurtasi. Dhinaca kale waxa Gabi ahaanba Shirkada Caalamiga ah ee TOYOTA  ku taala Dalka JAPAN ay kala noqotay Wakiilnimadii uu ku keeni jiray Baabuurta Shirkada Toyota Marill Somaliland iyo Somaliya.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews