Arday Ka Socotay Somaliland Oo Guulo Waawayn Ka Soo Hooyay Dood Cilmiyeed Ka Dhacday Dalka Qadar(Daawo).
April 15, 2016 - Written by Berbera Today
Qadar(Berberatoday.com)-Arday ka socotay Jamhuuradda Somaliland oo dood cilmiyeed kaga qayb galay dalka qadar ayaa waxa ayt ka soo hooyeen guulo waawayn.