Daawo Muuqalka”Wasiirada Madaxtooyada Iyo Xanaanada Xoolaha Somaliland Oo Cusbitaalka Hargeysa Ku Booqday Abwaan Basbaas Oo Xaalad Caafimaad U Jiifa
April 15, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-0Wasiirka madaxtooyada Somaliland iyo wasiirka xanaanada xoolaha ayaa manta si wada jira cusbitaalka guud ee magaalada hargeysa ugu booqday abwaan basbaas oo mudooyinkii u danbeeyeyba xaalad caafimaad daro u jiifay cusbitaalka.
Berberatoday.com