berberatoday.com
Gudoomiye Ciro Kulan La Yeeshay Wasiirka Arimaha Dibada Dalka Kenya
April 15, 2016 - Written by Berbera Today

Nairobi(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland isla markaana ah gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani oo hawlo shaqo ku jooga dalka Kenya ayaa waxaa  uu kulan la yeeshay  wasiirka Arimaha dibada Dalka  Kenya Marwo Amina Xassan

ciro

Gudoomiyaha oo wasiirka ayaa waxaa ay ka wada hadleen hawlo badan oo ay ka mid yahiin qadiyada iyo qarimada Somaliland   waxan ay  isla qaateen in dawladda Kenya hormood ka noqoto dedaallada loogu jiro aqoonsiga madaxbannaanida Somaliland iyo in dawladda Kenya ay safaaraddeeda dhakhso uga furato Hargeisa

Muddane Ciro Gudoomiyaha xisbiga Waddani ayaa isla  galabtaba dib ugu soo laabtey caasimada Somaliland ee Hargeysa

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan 


Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews