berberatoday.com
Horta Yaa O Wanqalay UCID !! Waxna Wuu Arka ! Waxna Wuu Ogyahay ! Waxana Wuu Ka Il Duufaya!
April 15, 2016 - Written by Berbera Today

Horta Yaa O Wanqalay UCID !!
Waxna Wuu Arka ! Waxna Wuu Ogyahay ! Waxana Wuu Ka Il Duufaya!
Waxaan Aad O Layaabay Maraxaladan Adag Ee Maanta Xisbiga UCID O Ku Dhex Jiro ? Iyada Oon Wax Gar Ah Lagu Siin Karin Cidii Maanta Khilaafkaas Ka Danbaysa O Markasta Dabada Ka Riixaysa Khilaafka Inoo Ka Sii Fogaado Sharciyada Xisbiga UCID O Taala Iyo Waliba Sharciyada Dastuurka Somaliland Ee Xisbiyada Qaran Ku Wada Dhisanyihiin !!!!!!
Waxaan Mudda Dhan Isku Dayi Jiray Inaan Fahmo Heesta Loogu Wanqalay UCID Ee ( UCID BAYNY NAHAY ) Ay Wada Qaadaan Labada Fanaan Caydaruus Iyo Fiska , Runtii Waa Hees Musig Fiican Leh Laakin Midhaha Heesta Aniga Samia Ahaan Markasta Aan Maqlo Waxay Igu Reebi Jirtay Calaamad Sual ????? Maxaa Laga Wadaa Waxna Wuu Arkaa ! Waxna Wuu Ogyahay ! Waxna Wuu Ka Il Duufayaa !!!
Waxna Wuu Arkaa :
Markii Xisbiga UCID Ay Ku Kala Dhaqaaqeen Labada Godomiye Mudane C/Cirro Iyo Mudane Faysal Cali Waraabe Runtii Waxay Ku Reebtay Dhaawac Aad O Wayen Awoodi Xisbiga UCID Oo Ku Lahaa Saaxadda Siyaasada Somaliland , Hadaba Markii Oo Godomiye Cirro Samaystay Xisbiga Wadani Waxay Noqotay Inoo Godomiye Faysal Cali Waraabe Oo Isna Raadiyo Xalka Ogu Dhakhsaha Badn Leh Si O UPDATE Iyo REFRESHMENT Ogu Sameeyo Xisbiga UCID Sida O Saaxada Si Dhakhsa Ah Leh Ogu Soo Noqdo Mar Labaad !
Markaa Wuxu Galay Baadhitaan Dheer Si O New Image Cusub Kaga Helo Bulsha Wayenta Somaliland Isaga O Markasta U Danaynaya Inoo Xisbiga UCID Jiritaankiiso Noqdo Mid Ku Waara Saaxada Siyaasada Somaliland Laakin Marnaba Aan Lahayen Vision Iyo Mision Just Polisigiisa Wuxu Ahaa To Be Always The Owner Of The Trade Mark UCID .
Godomiye Faysal Cali Waraabe Markii O Saaxada Siyaasada Is Idhi Ka Dhex Baadh New Image Of UCID , Waxa Buuxiyay Shuruudihi New Imageka Aqoonyahan Jamal Ali Hussein , New Image Of UCID , New Image Of Somaliland Politics Iyo New Image Of New Generations ,Sidaas Daraadeed Ayaa Loogu Dhawaaqay (NEW UCID ) Xaqiiqaduna Markasta Waxay Ahayed UCID ! Waana Strategy Fiican Runtii Markii Aad Ku Fashilantid Saaxada Siyaasada Waxay Lamid Tahay Adiga O Ku Fashilmay Ganacsigaaga , Waxaanay Tahay Sida Ogu Fiican Ee Aad Markale Suuqa Ogu Soo Laaban Kartaana Inaad Wax Cusub Keentid Ka Duwan Tii Hore Si Ay Dadku Kaaga Iibsadaan .
Xisbiga UCID Wuxu Ku Jiray Markaas Marxalada Layidhaahdo Bankruptcy Waana Markaa Ay Sharkadaha Waa Wayeni Suuqa Kaga Baxaan Dhaqaalo Xumi Aaawadeed Iyo Sumcad Xumi Aawadeed , Laakin Sida Kaliya E Ogu Fiican Ay Ogaga Bixi Karaan Bankruptcy Waxay Noqotay Inay Sameeyaan JOINT VENTURE Taas Oo Noqotay Inay UCID IYO NEW UCID Isku Biiraan Markaana Magaca O Noqdo NEW UCID Waana Strategiga Kaliya E Xisbiga UCID Maanta Ku Badbaadilahaa Haddii Loo Dayen Lahaa NEW UCID Which Means Mudane Jamal Cali Hussein Ayaa Ahaa, Ahna Musharaxa Kaliya Ee Xisbiga UCID !!!
Laakin Straategiyadii Godomiye Faysal Cali Waraabe Wuxu Ka Qaatay Kaliya Intii Iskaga Anfacaysay Oo Ahayed Just Inay UCID Waligeed Taagnaato. Markaa Waxna Wuu Arkaa…… !!!!
Waxna Wuu Ogyahay :
Markii Xisbiga UCID Ku Soo Noqday Saaxada Siyaasada , Godomiye Faysal Cali Waraabe Wuu Ogaa In Dhamaan Bulsha Waynta Somalialand Oo Dhami Ay Wada Raaci Doonaan Aqoonyahanka Cusub Ee Dhalinyarada Ah Mudane Jamal Ali Hussein. Aqoonyahay Jamal Cali Hussein Waa Madaxaweynaha Maanta Ka Soo Qalin Jabiyay Jaamacada Caanka Ka Ah Adoonka Ee Dhalinyaradoo Dhami Ku Riyoon Jirtay Inay Ka Qalin Jabiso , Waana Masuul Isagu Kartidiisa Ku Maamuli Jiray Bakiyada Aduunka Ay Kamid Tahay City Bank Taas O Micnaheedo Tahay Ninka Lagu Aaminay Inoo Ka Shaqaysiiyo Baananka Aduunka Sidee Ayaano Maanta Somaliland O Maamuli Karaynin !!!!!
Laakin Markasta Godomiye Faysal Wuxu Ogaa Inaano Marnaba Ka Maarmi Doonin Inoo Xisbigiisa Nin Kale Magac Ku Helo Oo Markasta Layidhaahdo Waa Xisbigi Godomiye Faysal Cali Waraabe !!!!
Waxna Wuu Ka Il Duufayaa :
Godomiye Fasyal Cali Waraabe Wuu Ogyahay Si Fiican Sharciga Xisbiga UCID Iyo Sharciyada Xisbiyada Qaranka Somaliland O Yaala Amma Ha Ahaado Xeer 14 Amma Mid Kale , Laakin Waxna Wuu Ka Il Duufayaa.
Runtii Taasi Waa Aniga Analysiski Aan Ku Sameeyay Heesti (UCID BAYNY NAHAY) Laakin May Ahayen Waligeed Waayo Conculssionki Heesta Waa :
( FAYSAL BAYNY NAHAY ). !!!!!!

Marwo Samia Muse
La Taliyaha Arimaha Dibadda Ee Musharaxa Madaxweyne Xisbiga UCID

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews