berberatoday.com
” Illayn Af Aanad Lahayn Lama Qabto, Waar Hadalku Gurracanaa”Muj.Cali Gurey Oo Ka Hadley Hadlo Ka Soo Yeeshay Gudoomiye Muuse Biixi
April 15, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiye ku xigeenka saddexad ee xisbiga mucaaridka  ah ee UCID muj.Cali Yuusuf Axmed ayaa waxaa uu ka hadley hadlo dhawaan ka soo yeedhay gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Muj.Muuse Biixi oo uu rer Berbera kaga hadlaayey

cali guray

Cali Guray oo qoraal kooban soo dhigay Facebookga ayaa waxaa uu sheegay in aanu hadalkaasi u qalmin shacabka rer Berbera in lagu yidhaahdo waliba nin cod ka doonaya uu ka hor yidhaahdo waxaana uu yidhi

BERBERA LEEBAANO

“Illayn af aanad lahayn lama qabto! Waar hadalku guracanaa.

Hadda ogaada Madaxwayne ayuu u socdaa wax aan qab qab dhaafay iyo kibir iyo isla wayni ahayn oo lagu doorto ma hayo ee ma lagu dooran. Hadda caqligiisa cid kale ayuu mindhaa ku raaligeli is leeyahay.

Eray gef waa laga yeedhsiin jiray waanu eedi jiray kanna mahadin maayo. Musharaxnimada boolida ah reer Berbera ayuu ku helay oo looga taag waayay ka daaya iyo ka jooga. Hadda qayladiyo qacdu waa iyaga aniguna waxan leeyahay”

 

WAX KU QAADAN MAYSAAN

WACDARAHA ADUUNKEE

WAYDIIYA CULIMADA

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews